Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fadlan soo caawi: Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneysa cudur aan dalka waxba looga qaban karin+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Fadlan soo caawi: Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneysa cudur aan dalka waxba looga qaban karin+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka (Fung) oo ay Soomaalida dhahaan   (juudaanka) sida ay dhakhaatiirtu isku raaceen,  waana mid leh astaamo ay ka mid yihiin nabaro jirkeeda googooyay,   iyadoo meelo ka mid ah jirkeeda uu is badalay,  gaar ahaan lugaha, gacmaha iyo meelo kale oo aan muuqan.

Isbitaalo ku yaala Muqdisho oo ay ka mid yihiin  Isbitaalka fiqi, Masaarida, Caaggane,  bushkuleeti’  baashaal, Buurane, iyo Digfeer ayaa dhaqaatiirta ka howlgasha waxa ay sheegeen in xaaladda gabadhan an dalka waxba looga qaban karin sidaasi darteena loo baahanyahay in loo qaado dibadda si loogu soo daweeyo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

Ruqiyo Xunduby Jiilaal waxa ay la dhalatay dhibanahan xanuunsan Sahro Xundubey Jiilaal  oo ay heysaa in ka badan 5-san, iyadoo kala daashay xarumo caafimaad oo dalka ku yaalo, waxa ayna codsaneysaa in la caawiyo.

“Waxaan ka codsanayaa dadka Soomaaliyeed ee muxsiniinta ah iyo cid kasta oo u damqaneysa walaasheena xanuunsan in ay nagu caawiyaan wixi ay kari karaan maadaama an xaaladeena dalka waxba looga qabankarin,  wax dhaqaale ahna ma heysto ee waxa aan markale ka codsaana dadka Soomaaliyeed, Dowladda iyo Hey’adaha deeq bixiyayaasha ah inay igu caawiyaan sidii walaashey  loogu heli lahaa caafimaad dibadda ah” ayeey tiri  Ruqiyo Xunduby Jiilaal

Haddaba  qofkii caawin kara walaasheen dhibban ee ku nool xaafad ka mid ah degmada Waabari, waxa ay la xiriiri kartaa walasheed Ruqiyo Xundubey Jiilaal oo laga helo Tel: +252615038918 / +252615852873.

vlcsnap-2016-10-12-14h17m55s030-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h18m14s052 vlcsnap-2016-10-12-14h18m57s811-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h20m04s658-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h20m21s359-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h20m42s887-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h23m19s578-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h23m33s842-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h23m53s993-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h25m09s942-300x169 vlcsnap-2016-10-12-14h25m26s598-300x169

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Next Post
Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In