Baarlamaanka Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad gobaleedkaasi.
Xubnahaan la doortay ayaa waxaa ku jira labo haween ah, ย iyadoo lixda kale ay yihiin rag.
Halkaan ka Akhriso Xubnaha Akhalka Sare ee Baydhabo lagu doortay.
Timiro Maxamed Cali
Zamzam Ibraahim Cali
Aadan Cabdi Aadan
Xuseen Sheekh Maxamuud
Cabdikaafi Macalin Xasan
Ilyaas Cali Xasan
Xuseen Cali Xaaji Cabdalla
Cabdulaahi Cabdi Jabriil
Dowlad Gobaleedka Koofur galbeedย ee Soomaaliyaย ayaa noqonaya Dowlad gobaleedkii saddexaad ee soo dhameystira doorashada xubnaha Aqalka Sare.