Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo qorshaysan oo Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen Degmadda Afgooye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Howlgallo qorshaysan oo Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen Degmadda Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuuloyinka  Sabiib, Caanoole iyo Beleda-Amiin oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose waxaana howlgalkaasi lagu burburi yay saldhigyo Al Shabaab iyo isbaarooyin ay ku qaadi jireen lacago sharci darro ah.

Ciidanka huwanta ayaa howlgallkaasi waxa ay ku soo qabteen tiro maleshiyaad nabaddiibka Al Shabaab iyo saanad ciidan oo ay wateen, sia lagu xaqiijiyay war qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka XDS.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Ugu danbeyn, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cali Baashi Maxamed  ayaa tilmaamay in cadowga  Ummadda Soomaaliyeed uusan awood u lahayn inay meel qabsadaan ,balse weeraro qarsoodi iyo gadmo ah ay soo qaadan inay horumarka, iyo guulaha uu gaaray Qaranka Soomaaliyeed aysan dib u dhac u keeneen.

General Cali Baashi Maxamed ayaa u mahadceliyay Maamulka Shabeellaha Hoose iyo Ciidamadda Qalabka Sida iyo AMISOM sida ay u wada fuliyeen howlgalkaa, Wuxuuna ku baaqay inay shacaba ka Soomaaliyeed la shaqeyaan Ciidamada Qalabka sida oo mar walba u taagan diifaca dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed lana ciribtiro maleeshiyaadka argagaxisadda.

—-DHAMMAAD—–

Danab MU Joint operation 20-10.02jpg Danab MU Joint operation 20-10.03jpg Farm operation 20-10 03

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulamo la qaatay qeybaha bulshada ee gobolka Hiiraan

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Xuriyadda Saxaafadda

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Xuriyadda Saxaafadda

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In