Wednesday, January 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Asluubta “Waxaa naga go’an in dhammaan Xabsiyada Dalka aan ka hirgelino Xarumo Waxbarasho” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Asluubta “Waxaa naga go’an in dhammaan Xabsiyada Dalka aan ka hirgelino Xarumo Waxbarasho” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo ay wehliyeen ku Xiggeenadiisa iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Maxamed Cumar Xirsiile ayaa booqday  halka uu marayo dhismaha Xarun Waxbarasho oo Xabisga dhexe laga dhisay oo heer gunaanad ah .

Taliyaha ayaa soo indho-indheeyey sida ay u socoto shaqada waxaana uu warbixino ka dhageystay Injineerada dhismaha Dugsiga wado, isagoo sidoo kalena booqday  Taliyaha  dhismaha Hool loogu talo galay in shirarka iyo xafladaha lagu qabto oo isna dhismihiisa uu marayo  meel dhamaad ah .

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka Turkiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka Turkiga

January 28, 2026
Guddiga farsamada ee Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka oo yeeshay kulan muhiim ah

Guddiga farsamada ee Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka oo yeeshay kulan muhiim ah

January 28, 2026

S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ,ayaa sheegay in Taliska ay ka go’an tahay in sare loo qaado Waxbarashada iyo Xirfadaha la barayo Maxaabiista Xabisga dhexe ku xiran, isagoo xusay Taliyaha in Dhammaan Xabsiyada dalka oo dhan dib u hagaajin lagu sameyn doonno .

“Waxaa naga go’an oo qorshaheena uu yahay in aan horumarino xarumaha Waxbarasho ee Xabsiyada dalka, waxaan rabnaa in Maxbuuska markii uu ka baxayo Xabsiyadeena uu yahay qof  aqoon leh oo bulshada waxtari kara “Ayuu Yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta .

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in casriyeen iyo horumarin ay ku wadaan Xabsiyada Dalka, waxana uu tilmaamay in Xabsiga dhexe  ee Xamar iminka horumaro kala duwan laga dareemayo, sidaasi si la mid ahna ay doonayaan in laga dhigo Xabsiyada Soomaaliya ayna doonayaan in Maxbuuska intuu Xiran yahay uusan dareemin ciqaab iyo Nolol liidata.

“Sidaad ogtihiin Xabisga dhexe  ee Xamar waxaa ka jira nafis weyn oo maxaabiista waxay heleen Waxbarasho, hooy wanaagsan iyo Telefishino ay kala socdaan Wararka sidaas si la mid ah ayaan dooneynaa in aan ka dhigno dhamaan Xasbiyada Dalka ku yaala, marna ma ogalan doonno in lagu xad gudbo qof maxbuus ah “ayuu yiri  S/guud Bashiir Goobe.

 

14915050_1169352759824080_1440414927_n 14914562_1169351729824183_1453387897_n 14886306_1169352823157407_1073045564_n 14886130_1169353179824038_1751529079_n 14886005_1169351823157507_909364945_n  14875346_1169352929824063_2033122933_n 14875153_1169353853157304_81586070_n 14875139_1169353429824013_1027141075_n 14874848_1169352769824079_2020986808_n 14874835_1169352389824117_740046550_n 14872655_1169352233157466_1384659952_n 14872631_1169353933157296_2010931334_n 14872522_1169352103157479_1163679060_n 14872427_1169353869823969_1403938654_n 14826282_1169353419824014_594217203_n

–DHAMMAAD—

Xafiiska Warfaafinta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Email:- [email protected]

Muqdisho-Soomaaliyaa

Previous Post

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Next Post

Faallo: Dareenka Shabaab iyo Doorashooyinka Soomaaliya

Next Post
Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Faallo: Dareenka Shabaab iyo Doorashooyinka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka Turkiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka Turkiga

January 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir...

Guddiga farsamada ee Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka oo yeeshay kulan muhiim ah

Guddiga farsamada ee Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka oo yeeshay kulan muhiim ah

January 28, 2026
0

Waxaa maanta kulankoodii ugu horreeyey yeeshay labadii guddi farsamo ee kala matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed....

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay George Conway

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay George Conway

January 28, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la qaatay Wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la qaatay Wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub.

January 28, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 28 Jannaayo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In