Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa.
Gudoomiyaha ahaa faahfaahin ka bixiyay horumarada ka jira magaalada Muqdisho gaar ahaan mashaariicda lagu dhisayo waddooyinka waaweeyn ee magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran