Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo dhagax dhigay Xabsiga dhexe ee Hiiraan si dib u habeyn looguu sameeyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii xoogeysatay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu maanta dhegax dhigay xabsiga dhexe  ee gobolka Hiiraan oo dib u dhis lagu samaynayo, kaasi oo ay iska kaashanayaan maamulka iyo bulshada gobolka.

Guddoomiyaha iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer howleed ku tegay Xabsiga.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Macalin Cismaan Qalafoow ayaa sheegay in ganacsatada looga baahan yahay in ay ka qayb qaataan dib u dhiska xabsiga, maadaama lagu xirayo dad galay danbiyo kala duwan.

“Ganacsatada gobolka Hiiraan waxaan ka rabnaa in ay ka qayb qaataan dib u dhiska xabsiga iyo horumarka kale, xabsigaan waa xabsiga ugu weyn gobolka Hiiraan xiligii dowladii dhexe kadib wax dhismo ah ma uusan helin marka laga reebo xooga yar” ayuu yiri Guddoomiyaha Beledweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo dhawaan xilkan loo magacaabay ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in shaqsiyaad maxkamad xukuntay hadane ku jira  saldhiga poliska Beledweyne.

“Hal kan aan joogo waa xabsigii ugu weynaa Gobolka Hiiraan, wax yaabaha iigu fajaca badnaa ee aan arko waxaa ka mid ahaa, qof dambi weyn galay oo maxkamad xukuntay oo saldhig ku xiran meel ay sharciga kaga taallo maan arag, anigoo aan wali xilkii aan laygu wareejin ama aan xafiiska fariisan, waxaa uu dareenka isiin waayay maxaabiista darteed xuquuq ayay leeyihiin” ayuu yiri Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte Cismaan ayaa dhinaca kale waxaa uu kormeeray waddooyin faro badan oo soo gala magaalada  oo sababo ammaan loo xiray, isla markaana kuwa furan la dhigay baro koontrol  oo gaadiidka soo galaya iyo kuwa baxaya laga ogaanayo, si loo hubiyo.

 

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo kulamo la qaatay saraakiil ku sugan Shalaanbood

Next Post

Turkiga oo Jaamacad lagu barto cilmiga caafimaadka ka furay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Turkiga oo Jaamacad lagu barto cilmiga caafimaadka ka furay Muqdisho+Sawirro

Turkiga oo Jaamacad lagu barto cilmiga caafimaadka ka furay Muqdisho+Sawirro

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In