Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hillary Clinton oo lagu waayay eedeymo loo soo jeediyay iyo FBI-da oo soo afjartay baarista

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Hillary Clinton oo lagu waayay eedeymo loo soo jeediyay iyo FBI-da oo soo afjartay baarista
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay`adda sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan Federal Bureau of Investigation (FBI) ayaa shaaca ka qaaday in ay soo af-jareen baaristii ay ku hayeen waraaqaha E-mailada musharrax Hillary Clinton.

Waxey sheegtay FBI-da in ay ku waayeen wax dambi ah musharrax Hillary Clinton. islamarkaana ay dul mareen dhammaan waraaqaha E-mailadeeda ee boqolaalka kun kor u dhaafaya.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Eedeymaha loo soo jeediyay Hillary ee ku aadan waraaqahan ayaa soo noq-noqday mudooyinkan dambe, waxaana dhacdadan baaris ee ugu dambeysay dib loo furay labo isbuuc ka hor.

Madaxa baarista FBI-da ee kiiskan  James Comey ayaa yiri “Waxaan baarnay dhammaan waraaqihii loo soo diray ama ay dirtay Hillary mudadii ay aheyd wasiirka arrimaha dibedda, waxaana inaga oo ku saleyneyna baaristeena aan waxba ka badelin gunaanedkii aan arrintan kasoo saarnay bishii Luulyo ee aheyd in aan wax dambi ah arag”.

Musharax Hillary ayaa lagu haysaa in ay adeegsatay oo ay cinwaanno gaar ah oo aan loo marin kuwa wasaaradda arrimaha dibedda ka dirtay waraaqo.

Dhanka kale musharraxa la tartamaya Hillary ee Donald Trump ayaa ka hadlay soo af-jaridda kiiska Hillary Clinton, waxa uuna yiri isaga oo ku suga gobolka Minnesota “Hillary Clinton waa dambiile, way ogtahay, FBI-dana way ogyihiin, shacabkuna waa ogyahay, marka waxaa la rabaa in caddaaladda ay ku muujiyaan shacabka maalinta codbixinta ee 8. november.”

Kiiska Hillary ee la xiriira waraaqahan ayaa soo bilowday horraantii sanadkan, markaas oo ay FBI-du ku bilowday baaris iyo dabagal

Previous Post

Qaxooti Soomaali ah oo laga soo daadgureeyay Caden

Next Post

Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare

Next Post
Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare

Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In