Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka Dunida oo Talaadada berri ah ee 15-ka November 2016 ka furmaya Caasimadda Baku ee dalka Azerbaijan.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa markii ugu horreysay taariikhda Xubin buuxda ka noqoneysa Sanadkaan Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida, iyadoo la filayo in si rasmi ah shirkaasi looga shaaciyo xubinnimada SONNA ee Wakaaladaha Wararka Dunida.

Related posts

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026

Wakaaladda SONNA oo dib u soo celineysay cilaaqaadkii ay la lahayd wakaaladaha caalamka ayaa dhanka kale buuxisay howlihii baaxadda lahaa ee ay ka haysay gudaha dalka, waxaana muddooyinkan soo xoogeysanayey wararka ay sida tooska  ah uga xiganayeen Wakaaladaha kale.

Shirweynaha Wakaaladaha Wararka Dunida ee Azerbaijan ayaa sida qorshaha ah ajandayaasha looga hadlayo waxaa qeyb ka ah horumarinta Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Previous Post

Donald Trump oo ka hadlay waxa uu ka yeelidoono dadka muhaajiriinta ah

Next Post

Bulshada Gobollada Waqooyi oo ka qayb qaadanaya doorashooyinka Dalka Soomaaliya

Next Post
Bulshada Gobollada Waqooyi oo ka qayb qaadanaya doorashooyinka Dalka Soomaaliya

Bulshada Gobollada Waqooyi oo ka qayb qaadanaya doorashooyinka Dalka Soomaaliya

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta kulan ku...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay

July 19, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cali Maxamed ayaa rasmi ah u soo xiray shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobalka Benaadir...

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa isaga iyo Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In