Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo booqasho ku tagey Balli-doogle.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir Diini: “Dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka uma hakanayo falalka Argagixisada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tegay Garoonka Balli-doogle oo xarun u ah Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, waxana uu  kulan la  yeeshay Saraakiisha halkaasi ku sugan. Wasiirka ayaa waxaa kormeer ka ku weheliyey Abaanduulaha Ciidanka  Xoogga Gen. Cali Baashi.

Mudane C/qaadir  Sheekh Cali Diini ayaa ku  adkeyay Ciidanka Xoogga dalka ee halkaasi dagan in ay xoojiyaan isla markaana gacan bir ah ku qabtaana kooxaha Nabad-diidka ah ee dhibaatooyinka ku haya shacabka Soomaaliyeed. Isagoona boggaadiyey howlgalladii ay sameeyeen Ciidanku oo guulo wax ku ool ah laga gaaray.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Wasiirka ayaa xusay xiligan oo dalku ku jiro Doorashooyinka in kooxaha Nabad-diidka ay ka faaideysan karaan, taasi badelkeedana loo baahan yahay in taxadar la muujiyo lagana hor tago falalka uu cadowgu sameyn karo.

—-DHAMMAAD…..
Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho+Dhageyso

Next Post

RW Ku-xigeenka dalka oo Shir-guddoomiyay shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
RW Ku-xigeenka dalka oo Shir-guddoomiyay shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya “SAWIRRO”

RW Ku-xigeenka dalka oo Shir-guddoomiyay shirka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya "SAWIRRO"

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In