Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka iyo guddi amniga doorashooyinka oo tegay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashooyinka iyo guddi amniga doorashooyinka oo tegay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi  uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban iyo guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo tagay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban, Abuukaate Cumar Dhagey oo ay la socdaan, guddoomiyaha guddiga Amniga doorashooyinka ahna taliyaha ciidammada Booliska Soomaaliyeed, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud iyo taliyaha hey’adda Nabad-sugidda, Jeneraal Cabdullaahi Maxamuud Caafoow, u jeedada ay Jowhar u tageen waxa ay la xiriirta shaqaaqadii habeen hore ka dhacdey magaaladaasi, xili ay socotay doorashada mudaneyaal aqalka hoose u tartameysay.

Wefdiga, ayaa kulammo la yeelan doonna guddiga doorashooyinka Federaal ee dowlad gobolleedka Hir-shabeelle, saraakiisha amniga iyo waxgaradka ay ku jiraan ergadii ku sugneyd markii ay is rasaaseynta ka dhaceysay Jowhar, taas oo qeyb  ka ah amni darradii uu ka digay  in meelaha doorashooyinka la geyso madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Imaanshiyaha Wefdigan, ayaa daba socda hadal uu soo saaray Madaxweynaha Soomaaliya oo uu uga digay in hub lala galo goobaha doorashooyinka, isagoo ku celceliyey in la sugo doorashooyinka sidii ay ugu dhici lahaayeen si degnaansho leh.

IMG_5840 IMG_5841 IMG_5842 IMG_5843 IMG_5844 IMG_5845 IMG_5846 IMG_5847 IMG_5848 IMG_5849 IMG_8276 IMG_8278 IMG_8367

Previous Post

Howlgallo xalay laga fuliyay degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka "SAWIRRO"

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In