Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socday xafiiska UNSOM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socday xafiiska UNSOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madaxtooyada Garoowe  ku qaabilay wefti uu hogaaminayey madaxa xafiiska UNSOM Puntland Mr. Aaward Bell.

Mr. Aaward Bell iyo weftiga uu hogaaminayo waxaa ay ka wada hadleen arrimo la xidhiira doorashooyinka iyo abaaraha kajira Puntland

Related posts

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

July 22, 2026
Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026

Weftigan ka socday xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa waxa ay ugu horayn Puntland ku bogaadiyeen hanaanka geedisocod ee doorashooyinka heer Federal ee Puntland ka socda, doorashooyinkaas oo Puntland si habsami ah uga socda, waxayna sidoo kale tibaaxeen in beesha caalamka iyo Qaramada Midoobey ay sidhow ula socoto dedaalada dheeriga ah ee Puntland ku bixisay sidii ay u hir geli lahayd hanaanka Dimuqraadiyada Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhankiisa ugaga mahad celiyey Madaxda xafiiska UNSOM Mr. Aaward Bell kawarhaynta iyo lasocodka doorashooyinka ka socda Puntland, sidoo kalena uga warbixiyey doorashada aqalka hoose ee haatan ka socota Puntland halka ay marayso.

Ugu danbayn Dr Cabdiweli Gaas ayaa weftiga ka socdey xafiiska UNSOM si qoto dheer uga xog bixiyey xaaladda abaareed ee ka jirta Puntland welibana u sheegay in loo baahan yahay in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen, isagoo tilmaamay in ay muhiim tahay in beesha caalamku ay qayb libaax ka qaataan kana qayb galaan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu ku habsadeen.

IMG_0786 vlcsnap-2016-11-21-23h21m25s249

Previous Post

Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Xildhibaanno la doortay

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota "SAWIRRO"

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

July 22, 2026
0

Go’aanka Madaxweynaha dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ah si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo...

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
0

Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...

Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In