Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Yugaandha oo Ciidamo kale u soo direysa Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Yugaandha oo Ciidamo kale u soo direysa Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Yugaandha ayaa shaacisay inay Soomaaliya u soo dirayso in ka badan 2,000 oo Askari oo dheeraad ah, kuwaasoo qeyb ka noqonaya Ciidamada howlgalka Nabad ilaalinta midowga Afrika ka jooga Dalka Soomaaliya.

Warbaahinta dalkaas oo soo xiganaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Yugaandha ayaa sheegtay inay xukuumadda Kampala dhowaan u daabbuli doonto Soomaaliya 2,275 Askari oo dheeraad ah, kuwaasoo ay shaqadooda ugu badan noqonayso xoojinta dagaalka lagula jira  Ururka Al-Shabab.

Related posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026

Taliyaha Ciidamada Difaaca Dalka Yugaandha, Jen. Katumba Wamala oo ka hadlay munaasabad loo qabtay Ciidamada Soomaliya loo soo dirayo, ayaa sheegay inay dadaaalka ugu badan galin doonaan in Soomaaliya ay ka dhigaan meel ammaan ah.

Waxa uu ku nuux-nuuxsaday Jen; Wamala in Dowladdiisu aysan wax culays ah u arag Mushaharka Ciidamadooda ee kasoo daaha, waxaana uu sheegay in ujeedka ay Soomaaliya u joogaan ay tahay inay caawiyaan Dadka iyo Dawladda Soomaaliyeed.

“Ciidamadeena ma aha Calooshood u shaqaysatayaal, laakiin waa Ciidan Qaran oo caawinaya Dawladda iyo Dadka Soomaaliyeed, Lacag darteedna Soomaaliya uma joogaan” ayuu yiri Gen. Katumba Wamala.

Hadalkan kasoo baxay Dowladda Yugaandha ayaa kusoo beegmaya, xilli ay dhowaan si wada jir ah u go’aamiyeen Talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kan Amiosm in guluf xooggan oo kama dambeys ah lagu qaado Malleeshiyaadka Al-Shabaab.

Previous Post

Digada xoolaha oo noqotay ganacsi fiican oo leh seylado u gaar ah oo lagu iibiyo.

Next Post

Xildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar “SAWIRRO”

Xildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar "SAWIRRO"

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In