Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shan xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shan xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa wali si habsami leh kaga socota magaalada Jowhar iyadoo isla maanta la doortay ilaa iyo Shan Mudane oo ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Xildhibaannada ku soo baxay kuraasta Aqalka hoose ayaa qaarkood waxay yihiin kuwo muddo dheer ka tirsanaa baarlamaanka, halka sidoo kale ay jiraan xubno cusub oo doorashadaan kusoo baxay, waxaana ay kala yihiin xildhibaanada la doortay.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

1.      Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, oo ku soo baxay 32 cod.
2.       Maxamed Cumar Ceemooy, oo ku soo baxay 26 cod.
3.       Mina Xasan Shibis, oo ku soo baxday 27 cod.
4.      Farxiyo Maxamuud Dhaqane oo ku soo baxday 43 cod.
5.       iyo Dahabo Suusow oo ku soo baxday 27 cod.

Doorashada golaha Shacabka ee ka socota Qaybo badan oo ka mid ah dalka ayaa haatan maraysa meel aad u wanaagsan waxaana dhowaan loo diyaar garoobayaa xildhibaanada cusub ay yeeshaan fadhigooda ugu horeeya.

Previous Post

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Next Post

Taliyaha Booliiska iyo wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee Booliiska+Sawirro

Next Post
Taliyaha Booliiska iyo wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee Booliiska+Sawirro

Taliyaha Booliiska iyo wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee Booliiska+Sawirro

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In