Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Isbitaalka Degmada Balanbal oo lagu kordhinayo qaybo kale

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo guddi u saartay wax ka qabashada abaaro ka jira deegaannadeeda+War-saxaafadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada magaalada Balanbal oo gacan ka helaya Hay’ado Samafal iyo Dawlada Galmudug ayaa wada kordhin iyo balaarin ay ku sameynayaan dhismaha Isbitaalka degmada Balanbale oo markii hore ahaa dhisme kooban oo aan wada dabooli Karin adeegyada Caafimaad ee ay isbitaalka uga baahan yihiin Bulshada ku nool degmada Balanbale

Waxaana maanta ka qayb galay Dhagax dhiga Dhismaha lagu siyaadinayo isbitaalka Degmada balanbal Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Dawlad goboleedka Galmudug C/Ladiif C/laahi Warsame iyo Maamulka degmada iyo Gudoomiyaha Gudi lamagac baxay Tabar wadaag ee wada qorshaha lagu baalirano Dhismaha Isbitaalka

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Gudoomiyaha Degmada Balanbal Jaamac Xayle Maxamed oo dhagax dhgiga ka dib lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay Dhismaha Cusub ee lagu siyaadinayo isbitaalka

C/risaaq Cabdalle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gudi lamagaac baxay Tabar wadaag oo wada dhismaha Isbitaalka ayaa sheegay in ay wadaan qorshe lagu hormarinayo isbitaaalka iyo qaybo kamid ah Degmada Balanbal

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Galmudug C/ladiif C/laahi Warsame oo isna kahadlay ayaa sheegay in dawlada Galmudug ay diyaar u tahay qaybteeda ku aadan Horumarinta adeegyada Bulshada Waxtarka u leh waxaana uu  ugu baaqay Bulshada Magaalada Balanbal in ay wax qabsadaa si wax loola qabto

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Donald Trump oo wasiirkiisa Gaashaandhigga u magacaabay Jeneraal James Mattis

Next Post
Donald Trump oo wasiirkiisa Gaashaandhigga u magacaabay Jeneraal James Mattis

Donald Trump oo wasiirkiisa Gaashaandhigga u magacaabay Jeneraal James Mattis

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In