Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Eng, Cabdiqaadir Carabow oo sheegay in uu gacan ka geysan doono horumarka dalka “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Xildhibaan Eng, Cabdiqaadir Carabow oo sheegay in uu gacan ka geysan doono horumarka dalka “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan  Eng. C/qaadir Carabow Ibraahim oo ka mid ah baarlamaanka cusub dalka, isla markaana dhawaan lagu soo doortay magaalada Jowhar ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono danta guud iyo waxyaabaha uu qabo sharciyada u degsan baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaan  Eng. C/qaadir Carabow Ibraahim oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay xilka adag ee loo doortay, waxaana uu intaa ku daray in ka shaqeyn doono midnimada Ummadda Soomaaliyeed iyo u adeegidda shacabka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

“Waxaan u mahadcelinayaa inta ii codeysay iyo kuwa aan ii codeynba, sababtoo ah dhamaan dadka way ii simanyihiin, waxaana ahay Xildhibaan Qaran oo u diyaar ah in uu u adeego bulshadiisa” ayuu yiri Xildhibaanka.

Baarlamaankan cusub ee dalka ayaa waxaa ka soo muuqday dhallinyaro wax baratay oo fir fircoon, iyadoo taariikh cusub ay dhigeen dhallinyaradii ku guuleysatay kuraastii Aqalka Hoose ee deegaanada Maamul goboleedyada dalka.

Halkan ka dhageyso wareysiga Xildhibaanka

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/12/Wareysi-Xildhibaan-Eng-Cabdiqaadir-Carabow-Ibrahim.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS ayaa Soo Xiray Shir Weyne Sanadeedka 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kismayo

Next Post
Madaweynaha oo ka digay in ciidamo hubeysan lala galo goobaha doorashooyinka

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kismayo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In