Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’rke ayaa soo dhaweeyay go’aanka odoyaasha dirta Waqooyi ee ah in doorashada lagu qabto xalane.
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...













