Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda NISA oo soo bandhigtay taargada gaariga ku qarxay Siinka dheer “SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Hay’adda NISA oo soo bandhigtay taargada gaariga ku qarxay Siinka dheer “SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko ku xirneyd gaari maanta ku qarxay agagaarka Siinka dheer, halkaasi oo ay ku dhinteen labo qof oo uu mid ka mid ah ahaa askarigii baarayay gaariga qaraxa waday iyo naftii halige ka tirsanaa Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegay in taargada ay soo bandhigeen ay tahay tii ay ku xirneyd gaariga ku qarxay Siinka dheer ee ay baaritaanka ku sameynayeen ciidamada Nabad sugidda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Gaari Qaraxa laga soo buuxiyay ayey ku qabteen Ciidanka NISA agagaarka Siiinka dheer, wuxuuna qarxay gaariga intii uu baaritaanku socday, iyadoo uu ku dhintay hal Askari oo ka tirsan NISA, uuna ku dhaawacmay askari kale iyo ismiidaamiyihii gaariga qaraxa laga soo buuxiyay watay.

Ciidamada amniga ayaa habeen iyo maalin waxa ay u taaganyihiin inay ka hortagaan dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab, waxaana damaca dhagar qabaha isku qarxiyay gaariga uu ahaa in uu gumaado dad rayid ah, balse ciidanka NISA ayaa ka warhelay xogta ah in gaariga uu qarax ka buuxo.

received_1765486413773508 received_1765486397106843 received_1765486373773512 received_1765486303773519 received_1765486273773522

Previous Post

Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen Haweenka “SAWIRRO”

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool xaafadda Islii+Sawirro

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool xaafadda Islii+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool xaafadda Islii+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In