Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo Muqdisho ka furtay kulan looga hadlayo qorshaha caafimaadka ee 5ta sanno “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo Muqdisho ka furtay kulan looga hadlayo qorshaha caafimaadka ee 5ta sanno “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

vlcsnap-2016-12-18-11h58m02s177

Kulanka looga hadlayey qorshaha Wasaaradda caafimaadka 2017 Ilaa 2021 ee shanta sanno ee socotaa ayaa waxaa ka qeyb  galay ma’suuliyiin ka socotay Wasaaradda caafimaadka, hay’ado  caalamiga ah, NGO iyo xarumaha caafimaaka ee sida gaarka ah .

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Kulanka oo soconaya ilaa labbo cisho ayaa waxaa ka hadlayey  Agaasimaha Qorsheynta iyo siyaasadda Wasaaradda caafimaadka Aadan Cismaan Sheekh oo xusay in wasaaradda caafimaaka ay qorshaha afarta sanno ah uu muhiim u yahay adeegyada caafimaaka ee dalka.

Dr Cabdirisaaq Axmed Yuusuf Agaasimaha waaxda qalabeynta iyo daweynta ayaa xusay in qorshay cusub ee Wasaradda caafimaadka 2017 ilaa 2021 iyo qorshihii hore uu dhexeeyo  farqi waqtigaan la joogo, isagoo rajo wajaagsan ka muujiyay in uu mira dhalo qorshahan.

Agaasimaha guud ee waasaradda caafimaaka Dr Cabdullaahi Xaashi Cabdi ayaa sheegay in diyaarinta qorshaha cusub ee caafimaadka dalka uu yahay tallaabooyin loo qaadayo horumarinta caafimaadka iyo fulinta in qorsha uu saldhig u yahay.

Qorshaha Wasaaradda caafimaadka ee afarta sanno ee socota ayaa waxaa labadda cisho looga dooday hanaanka loo marayo, aydoo Wasaaradda caafimaadka ay sioo kale qorsheyneyso inay ka talo geliso maamul goboleeyada dalka.

vlcsnap-2016-12-18-12h01m25s157 vlcsnap-2016-12-18-12h01m07s241 vlcsnap-2016-12-18-12h01m06s223 vlcsnap-2016-12-18-12h00m51s72  vlcsnap-2016-12-18-12h00m37s191 vlcsnap-2016-12-18-12h00m12s197 vlcsnap-2016-12-18-12h00m02s98 vlcsnap-2016-12-18-11h59m55s27 vlcsnap-2016-12-18-11h59m19s179 vlcsnap-2016-12-18-11h59m31s47 vlcsnap-2016-12-18-11h58m41s59 vlcsnap-2016-12-18-11h58m02s177 vlcsnap-2016-12-18-11h58m31s213 vlcsnap-2016-12-18-11h58m36s6 vlcsnap-2016-12-18-11h58m13s0  vlcsnap-2016-12-18-11h59m44s174 vlcsnap-2016-12-18-11h58m57s216 vlcsnap-2016-12-18-11h59m38s111

Previous Post

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo

Next Post

Madaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey "SAWIRRO"

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In