Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo isbitaal ka furtay Gobolka Hiiraan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo isbitaal ka furtay Gobolka Hiiraan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa hogaanka caafimaadka ee xooga dalka ayaa maanta xariga ka jaray
isbitaal loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka
qaybta  gobolka Hiiraan iyagoona kormeeray qeybaha u ka kooban yahay
isbitalkan.

Munaasabad kooban oo ka dhacday taliska ciidamada gobolka ee gobolka
hiiraan oo ku aadan xarig jarka ayaa waxaa kasoo qayb galay
saraakiisha ciidamada amisom.
Taliyaha Ciidamada xooga qeybta gobolka hiiraan Jeneraal Tawane Axmed
Gurey ayaa sheegay in dhismaha isbitaalkan ay iska kashadeen
ciidamada meleriga gobolka  iyo kuwa jabuuti oo kamid ah howlgalka
AMISOM.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Taliyaha Ciidamada xooga qeybta gobolka hiiraan Jeneraal
Tawane Axmed Gurey  ayaa yiri “manta farxad ayay inoo tahay in aan u
xafladayno isbitalka cusub ee halkaan looga dhisay ciidamada qeybta
21aad waxaa markii hore bilaabay amisom jabuti waxaana dhamaystiray
ciidamada xooga ee gobolka hiiraan”.

Taliyaha qeybta Afraad ee Ciidamada AMISOM kornayl Maxamed Cilmi
habane ayaa sheegay in dhismaha isbtalkaan ay muujinayso in tayada
ciidamada dowlada ay sii kordhayso soona adkaanayso.

Sidoo kale  General Liiban xuseen Cismaan Madaxda hogaanka Caafimaadka  Ciidamada
xooga dalka ayaa amanaay sida ciidamad dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka
socda dalka jabuuti ay isugu xilqameen dhisida isbitalka maadaamaa
goob caafimaad ay muhiim u tahay ciidamada.isagoona xariga ka jaray.

Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (1) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (1) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (2) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (2) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (3) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (3) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (4) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (4) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (5) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (6)

Previous Post

(Warbixin+Sawiro) Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo galkacyo usoo gaaray kormeerka iyo tiro koobka ciidanka Booliska Gobolka.

Next Post

Wafdi uu Hogaaminayo wasiir ku xigeenka qorshaynta Soomaaliya oo Garoowe Gaaray (Sawiro)

Next Post
Wafdi uu Hogaaminayo wasiir ku xigeenka qorshaynta Soomaaliya oo Garoowe Gaaray (Sawiro)

Wafdi uu Hogaaminayo wasiir ku xigeenka qorshaynta Soomaaliya oo Garoowe Gaaray (Sawiro)

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In