Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo noqotay Dowladdii ugu Horeysay ee Diblumaasiyiinteeda u Rarta Magaalada Caddan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo noqotay Dowladdii ugu Horeysay ee Diblumaasiyiinteeda u Rarta Magaalada Caddan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dalka Yaman  Cabdi Rabbi Mansuur Haaddi ayaa shalay warqadaha qoonsiga ka guddoonmay safiirka Soomaaliya ee dalka Yaman  Cabdullaahi Xaashi Shuuriye  oo si rasmi ah ugu shaqeyn doona  magaalada Cadan ee dalka Yaman oo ah caasimadda Kmg ah ee  Dowladda dalkaasi.

Arrintaan ayaa waxa ay ka dambeysay markii Caasimadda Sanca ay qabsadeen kooxaha Xuutiyiinta ee  la dagaallamaya dowladda, taas oo keentay in diblumaasiyiintii ay isaga baxaan dalka Yaman.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Madaxweynaha Yaman waxa uu dowladda  Federaalka  Soomaaliya ku ammaanay Go,aanka geesinimada leh ay diblumaasiyiinteeda ugu Rartay Magaalada Cadan Dowladaha kale  ayuu ugu baaqay in ay qaadaan ay Tallaabada Dowladda Soomaaliya oo kale.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 25-12-2016

Next Post

Guddoomiyaha maxkamadda Sare “Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka”  

Next Post
Guddoomiyaha maxkamadda Sare “Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka”   

Guddoomiyaha maxkamadda Sare "Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka"  

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In