Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Congo iyo Mucaaradka oo ku kala Tagay Wada hadal Natiijo la,aan ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Congo iyo Mucaaradka oo ku kala Tagay Wada hadal Natiijo la,aan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wada hadallo socday dhowr saacadood oo  u dhaxeeyay Hoggaamiyayaasha Mucaaradka iyo Maxaweeyne Joseoh Kabilaa ee dalka jamhuuriyadda Demoqraadiga ee Congo ayaa lagu kala dareeray iyadoo waxa go’aan ah aan la isla meel dhigin.

Rajadii laga  qabay in wada hadallo lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee ka jirta dalkaasi Jamhuriyadda Demoqraadiga ee Congo ee la doonayay in la soo afjaro khilaafkaasi inta aan la gaarin ciidda Kiristimaska ayaa u muuqda mid aan ka soo bixin wax wanaagsan oo dadweeynaha waddankaasi jamhuuriyadda Demoqraadiga ee Congo ay u riyaaqaan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026

Labadii jeer ee uu xukumayay Kabilaa dalka Congo ayaa ku eg bisha Dec,20jkeeda,oo la soo dhaafay waxaana weli uu damac uga jiraa in mar saddexdaad uu qabto Kabiila hooggaanka dalka Congo.

Dhinca kale waxaa dedaalo waday wadaada Masiixiyiinta ee dalka Jamhuuriyadda Demoqraadiga ee Congo oo doonayay in ay soo afjeraan khilaafka u dhaxeeya madaxweeyne Joseph Kabiila iyo qolyaha mucaaradka oo ku doodaya in uusan Kabiila xaq u lahayn in mar saddexaad uu isu soo taago doorashada madaxtinimada ee lagu wado in ay ka dhacdo dhowaan dalkaasi Congo.

Previous Post

Ciidamada Tunisia oo xiray Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Berlin Ee Anas Camri

Next Post

Tartankii Kubadda Koleyga Gabdhaha oo heer dhamaad ah ku dhow

Next Post
Tartankii Kubadda Koleyga Gabdhaha oo heer dhamaad  ah ku dhow

Tartankii Kubadda Koleyga Gabdhaha oo heer dhamaad ah ku dhow

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In