Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan tayeynta garsoorayaasha oo ka furmay Muqdisho-Sawiro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan tayeynta garsoorayaasha oo ka furmay Muqdisho-Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Furitaan tababarkaan sare u qaadidda aqoonta  howl-wadeenada garsoorka  dalka ayaa waxaa  goobjoog ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, xubno ka socday Garsoorka Maamul- goboleedyada dalka iyo  howl-wadeeeno ka tirsan hay’adaha Garsoorka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in Garsoorka uu noqdo mid madaxbanaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

“Garsoorka heer Maamul-goboleed waxaa loo baahan yahay in uu ku xirnaado  garsoorka heer federaal, waa in uu  garsoorka madax-bannaanaadaa, waax yaha fulinta iyo sharci dajinta waa in ay ka madax-bannaanaadaan, maamul ahaan, maaliyad ahaan iyo shaqa ahaan “ ayuu yiri guddoomiyaha.

Ibraahim Iidle Suleymaan Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Dalka ayaa sidoo kale sheegay in la xoojin doono Garsoorka Gobolada sanadka cusub ee 2017 ay hiigsanayaan sidii loo hormarin lahaa Garsoorka Dalka .

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa isaga iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka waxay socdaalo kala duwan kusoo bixiyeen xarumaha dowlad-goboleedyada halkaasoo ay garsoorayaasha Maxkamadaha kulamo kula soo qaateen.

vlcsnap-2016-12-26-12h53m44s100 vlcsnap-2016-12-26-12h53m47s129 vlcsnap-2016-12-26-12h53m52s178 vlcsnap-2016-12-26-12h54m28s33 vlcsnap-2016-12-26-12h54m28s33_1 vlcsnap-2016-12-26-12h54m46s212 vlcsnap-2016-12-26-12h55m31s112

Previous Post

Ethiopia: Biyaha wabiga Nile waa loo sinaanaa

Next Post

Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Banaadir iyo Hirshabeelle oo Caawa ciyaaraya

Next Post
Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Banaadir iyo Hirshabeelle oo Caawa ciyaaraya

Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Banaadir iyo Hirshabeelle oo Caawa ciyaaraya

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In