Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka oo la magacaabay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha baarlamaanka cusub horyaalla
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 15 xubnood ayaa loogu qeybiyay shanta beelood ee uu baarlamaanka ka koobanyahay.

Related posts

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026

Shir guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa ku dhawaaqay magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoonka baarlamaanka.

Guddigan ayaa dhexdooda iska dhex dooran doono Guddoomiyaha Guddiga, waxaana intaas kadib ay shaacin doonaan waqtiga la qabanayo doorashada guddoonka baarlamaanka.

Halkan Hoose ka akhriso xubnaha la magacaabay 

barlamaanka

Previous Post

Galmudug iyo Puntland oo heshiis ay goob-joog ka ahaayeen Madaxda D.F. S iyo Q.M Muqdisho ku gaaray “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 2-1-2017

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 2-1-2017

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

July 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga  Diblomaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In