Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Miirjiicley ayaa Radio Muqdisho U sheegay in  qoysas kabadan todobo boqol ay ka barakeceen Deegaanka kuwaas oo gaaray Gobolka Hiiraan si ay u raad-sadaan nolol ka duwan tan Gobolka Galgaduud oo ay Abaar Xooggan Kajirto.

“Waxaan Adduunka Ka Codsaneynaa in Gurmad ay nala soo gaaraan maadaama ay abaar xooggan jirto taas oo saameysay nolosha Qoysaskeenna iyo Xoolaheenna” Waxaa Yiri Sidaa mid ka mid ah dadka Deegaanka.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Fuustadii Biyaha Deegaanka Miirjiicley  ee Gobolka galgaduud Waxa ay ka mareysaa 70 kun oo Shilinga Soomaaliga ah taas oo aanan horay U dhicin, dadka ayaana u Baahan Gurmad Biyo iyo Baadba Leh, Abaaraha ka jira qaar ka mid ah Gobollada dalka ayaa sababtay Saameyn Qoysas Badan soo gaartay Naftooda iyo Xoolahooda, iyagoo u baahan Umadda Soomaaliyeed Oo ay abaartu Saameysay Gurmad Dhinac kaste ah.

Allow U Gargaar Dadkeenna.

Previous Post

Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala

Next Post

Bileyska magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo qab qabtay  lix iyo soddon ruux, kaddib Weerarkii ka dhacay habeenkii sanadka cusub Curanayey

Next Post

Bileyska magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo qab qabtay  lix iyo soddon ruux, kaddib Weerarkii ka dhacay habeenkii sanadka cusub Curanayey

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In