Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Jawaari oo dalbaday in deg deg loo soo dhameystiro xubnaha baarlamaanka ee harsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Johannseburg
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14 xildhibaan ee ka dhiman Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye Jawaari ayaa xusay in howlaha baarlamaanka ay u xiyiranyihiin Xubnaha ka maqan oo uu sheegay in ay muhiim tahay in si deg deg ah lagu soo dhameys tiro si ay u guda galaan doorashada Madaxweynaha Umadda Soomaaliyeed.

Related posts

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026

Labada aqal ee soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in ay ka wada qeyb qaataan doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan ka dhici doonto magaalada Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Sawirada burburka diyaaradda Turkiga-Sawirro

Next Post
Sawirada burburka diyaaradda Turkiga-Sawirro

Sawirada burburka diyaaradda Turkiga-Sawirro

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee...

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo ka socota Baydhabo

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo ka socota Baydhabo

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Waxaa si habsami leh u socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaalada Baydhabo, kadib markii muddo kooban dib loo furay goobaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In