Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Sacuudiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Sacuudiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya.

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Safiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat, waxa uuna ka guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaddib markii uu soo magcaabay boqorka Sacuudiga Makil Salman Bin Abdal-Aziz.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Madaxweynaha iyo Safiirka cusub, ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo looga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Sacuudiga, madaxweynaha ayaa safiirka uga mahaceliyey imaanshihiisa Soomaaliya, una ballan qaadey in uu ku gacan siin doono  howsha ballaaran ee uu Soomaaliya ka qaban doono, iyadoo safiirka uu xusay in Sacuudiga uu daneynayo   ka qeyb-galka horumarka Soomaaliya ka bilowdey oo dhan walba leh.

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Axmed Cali Kadiye, ayaa sheegay in Sacuudiga uu doonayo in uu gacan weyn ka geystay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya, ganacsiga iyo in amniga laga caawiyo Soomaaliya xiligaan.

Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat Safiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga, ayaa si kooban u sheegay in goow dhow la arki doono  howlo badan oo dowladda Sacuudiga ka fuliso Soomaaliya, taas oo kor u sii qaadeysa xiriirka dheer ee taarikhiga ah oo labada dalba ay wadaaggaan.

Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat Safiirka Sacuudiga, waxa ay xaruntiisa noqoneysaa magaalada Muqdisho,  maadaama Sacuudiga uu masuul uga yahay safaarado ay ka mid tahay midda dalka Kenya, si dib loogu howlgeliyo safaaradda Sacuudiga ee Soomaaliya oo dhisan, Soomaaliya waxa ay guul la taaban karo ka gaartay xiriirka dibedda oo afartii sanno ee la soo dhaafey gaaray heer sare.

IB0A7063 IB0A7064 IB0A7130

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka qaabilay Safiirada Sacuudiga iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Fulinta Qorshaha Qaranka oo laga hadlay

Next Post

Fulinta Qorshaha Qaranka oo laga hadlay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In