Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashada Madaxweynaha J.Federaalka Soomaaliya oo soo saaray waqtiga ay dhaceyso doorashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Wasiir Beyle oo dhigiisa dalka Cumaan ka helay casuumaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ugu horeyn ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, halka ku xigeen loo doortay Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, waxaana xoghayaha guddiga loo doortay Xildhibaan Drs Maryan Axmed Haaruun.

Doorashada kadib ayay guddiga waxa ay guda galeen ka doodista jadwalka doorashada Madaxweynaha JFS, iyadoo dood dheer kadib ay soo saareen hanaanka doorashada ay u dhaceyso iyo waqtiga rasmi ah oo ay noqoneyso 08-Febraayo ee sanadkan 2017-ka.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Halkan ka akhriso

doorashada Madaxweynaha

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Hotel Dayax

Next Post

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka “SAWIRRO”

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka “SAWIRRO”

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In