Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

dibax bax

Isu soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka banaadir.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee gobolka ayaa isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxweynaha la doortay.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Benaadir Nuur Saciid Tahliil oo iminka ku sugan halka ay ka dhaceyso isu soo baxa ayaa ku soo waramay in isu soo baxa uu yahay mid Nabadeed, isla markaana ay ku taageerayaan Madaxweynaha la doortay.

Madaxda maamulka Gobolka ayaa ka soo qeyb galay dibad baxa, iyadoo ay socdaan khudbadaha ay jeedinayaan mas’uuliyiintii, kuwaasi oo ka hadlaya sida ay u soo dhaweynayaan Madaxweynaha cusub ee la doortay.

Isu soo bax kan la mid ah ayaa ka soconeysa qaar ka mid ah gobollada dalka, kuwaasi oo qaarkood ay yihiin kuwa si iskood ah isu soo abaabulay, waxaana wixii ka dambeeyay 8-dii bishaan markii uu Madaxweyne Farmaajo ku guuleystay tartankii Madaxtinimo soo ifbaxayay taageerada ay shacabka Soomaaliyeed u muujinayaan Madaxweynaha cusub.

Previous Post

Maryan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay taageerada Madaxweynaha cusub “Dhageyso”

Next Post

Degmada Wanla weyn oo ka dhacday isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha cusub

Next Post
Degmada Wanla weyn oo ka dhacday isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha cusub

Degmada Wanla weyn oo ka dhacday isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha cusub

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In