Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boosaaso: 7 ruux oo lagu riday xukun dil ah “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Boosaaso: 7 ruux oo lagu riday xukun dil ah “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

dil-tig

Maxkamada dembiyada culus ee Gobolada Bari iyo Sanaag ayaa u fariisatay dacwad ciqaabeed ka dhagana todobo rag oo la aaminsanyahay iney ka dambeeyen dilal loo geystay Taliye ku-xigeenkii labaad ee ciidanka booliska Puntland Gaashaanle Dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi, Xeer Ilaaliyihii Maxkamadda Qalabka sida ee Puntland Cabdikariim Xasan Firdhiye iyo Agaasimihii Madaxtooyada Bosaaso Aadan Gaas Huruuse,

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Dhalinyarada oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dhamaan waxaa lagu xukumay dil toogasho ah, waxaana da’dooda u dhaxeysaa 17-sano jir illaa 32 jir, iyadoo in muddo ah ku xirnaayeen Xabsi ku yaalla Gobolka Bari.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolada Bari iyo Sanaag Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa ku dhawaaqay xukunka maxkamadu ku ridey ee dilka ah, waxaana uu intaa ku daray in xakunka uu u furanyahay racfaan muddo 30 cisho gudahood ah.

Dhalinyarada  xukunka lagu riday waxay kala yihiin:

Nuuradiin Axmed Samatar Deerow (22 sano jir)

Ayuub Yaasin Cabdi (32 sano jir )

Cali Ismaaciil Cali (Cali gaab) (20 sano jir )

Xasan Aadan Xasan Maxamud (Gaalkacow ) (22 sano jir )

Cabdixakiin Maxamed Aways (24 sano jir )

Maxamed Yaasin Cabdi Maxamuud (17 sano jir )

Daa’uud Saciid Sahal Xasan (Labo suule)  (18 sano jir )

Halkan ka dhageyso sida uu xukunka u dhacay

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/02/codka-maxkamada-dilka.mp3

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In