Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talyaaniga oo Dawo ugu deeqay isbitalka Martiini+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Talyaaniga oo Dawo ugu deeqay isbitalka Martiini+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

Deeqdan Dawada ah ee lagu wareejiyay maamulka Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka timid hay’adda PERIGEO ee dalka Talyaaniga waxaana guddoonsiiyey maamulka Isbitaalka Martiini Safiirka dawladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya Carlo Canpanile.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Madaxa Ciidamada Talyaniga ee Soomaaliya Jusepe Fabri oo ka hadlay munasabadda ayaa sheegay iney mar walba u taagan yihiin gacansiinta shacabka Soomaaliyeed.

Xiriiriyaha Deeqaha dawladda Talyaaniga ee Gobolka Banaadir Maxanuud Xuseen Kabtan Mooge ayaa sheegay in muhiimad weyn ay deeqdaan u leedaha Bulshada.

Ku simaha Agaasimaha Cusbitaalka Martiine Maryan Axmed Maxamuud ayaa sheegtay in Deeqdan dawada ah ay kusoo beegantay xilli baahi badan loo qabay.

Safiirka Dawladda Talyaaniga Carlo Canpanile oo ka hadal Munaasibadda ayaa sheegay in dowladda ay mar walba garab joogto shacabka Soomaaliyeed.

Cusbitaalka Martiini oo ka mida ah kuwa ugu da’da weyn Cusbitaallada magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay Bishii Oktoobar, hase yeeshee bishii Disembar 2016-kii waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray Madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud ka markii ay Dayactirtay Dowlada Talyaaniga iydoo ay maamusho hay’adda IIDA.

1 2 3 4 5 6

Previous Post

Madaxweynaha oo wrqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Britain-Sawirro

Next Post

Guddoomiye Jawaari oo qaabilay Danjirayaasha dalalka Norwey iyo Turkiga ee Soomaaliya

Next Post
Munaasabad lagu taageerayay guddoonka baarlamanka oo lagu qabtay Jiddah

Guddoomiye Jawaari oo qaabilay Danjirayaasha dalalka Norwey iyo Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In