Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax khasaaro geystay oo lala eegtay ciidammo ka tirsan Jubbaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026

Askarta dhaawacyada qaba ayaa la geeyay isbitalka magaalada Kismaayo, sida uu ku soo waramayo wariyaha Wakaaladda SONNA eek u sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose.

Mudooyinkaan danbe ayaa ciidanka Jubbaland waxay sii xoojiyeen dagaalada ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab kuwaas oo u bareeray inay shacabka Soomaaliyeed u laayaan si aanan kala sooc lahayn.

Wixii ku soo kordhaa goor dhow la soco.

Previous Post

Wareysi + Sawiro:Qunsulyida Soomaalida ee Yamen oo maanta qaxooti kale u fududeysay in dib loosoo celiyo.

Next Post

Ciidanka Asluubta oo u dabaal degaya sanad guurada 47-aad

Next Post
Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlay shir muhiim ah oo Austria lagu qabtay

Ciidanka Asluubta oo u dabaal degaya sanad guurada 47-aad

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026
0

Muqdisho - 13, luulyo, 2026: Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay...

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In