Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas abaaraha ku xoola beelay oo deeq raashin ah la gaarsiiyay-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Qoysas abaaraha ku xoola beelay oo deeq raashin ah la gaarsiiyay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaa laba boqol oo qoys oo ka mid ah kuwa ay saameeyeen abaaraha oo ku soo barakacay deegaanka Sadax Higlo ee gobalka Mudug ayaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah oo isugu jirtay Bur,Bariis iyo saliida cuntada lagu karsado taasoo loogu soo iibiyo lacag dhan  $ 800 oo uu ku soo taakuleeyay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Bashiir Maxamed Xasan oo ku nool Dalka Denmark.

Madasha deeqdaan lagu siinayay qoysaskaan oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa waxaa ugu horey ka hadlay gudoomiyaha deegaanka Sadax Higlo, Macalin Khaliif Warsame, isagoo u mahadceliyay ninkan muxsinka ah ee soo dhiibay lacagtan raashiinka lagu iibiyay.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Duqa degmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre, ayaa isna mahadcelin kadib sheegay in loo baahan yahay in laga wada qeyb qaato bad baadinta bulshada Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

Ma ahan Markii ugu horeysay oo uu Bashiir Maxamed Xasan ku caawiyo dadka dhibaateysan dhawaan ayeey aheyd markii deeq lacageed oo gaareeysay $200 oo uu soo sadaqeystay la gaarsiiyay Cajaa’ib Maxamed Nuur oo ah gabar yar oo ku dhibaateysan deegaanka Ceel Guula ee gobalka Mudug.

1 (10) 1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (9) 1 (10) 1 (11) 1 (14) 1 (15)

Previous Post

Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

Next Post

Madaxa gargaarka QM oo booqan doona dalal Soomaaliya kamid tahay

Next Post
Madaxa gargaarka QM oo booqan doona dalal Soomaaliya kamid tahay

Madaxa gargaarka QM oo booqan doona dalal Soomaaliya kamid tahay

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In