Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo maanta si wadajir ah uga qeyb galay Munaasabada 8da Maarso oo Galkacyo ka dhacday ‘SAWIRO’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug oo maanta si wadajir ah uga qeyb galay Munaasabada 8da Maarso oo Galkacyo ka dhacday ‘SAWIRO’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo aheyd mid ka duwan kuwii hore ee lagu maamuusi jiray
maalinta haweenka aduunka ee 8da maarso ayaa waxaa ka qeyb galay
masuuliyiin ka tirsan kuwa maamulada Galmudug iyo puntland iyo
boqalaal hawewen ah oo ka kala socaday ururada haweenka Gobalka mudug
ee labada maamul.
Munaasabada oo inteeda badan looga hadlay ahmiyada nabada iyo
isdhaxgalka bulshada gobalka mudug ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay
gudoomiyayaasha dagmada Galkacyo ee Galmudug iyo Puntland Xirsi yuusuf
Barre iyo Maxamuud Yaasiin kuwaasi oo ku dheeraaday ka hadalka
ahmiyada ay leedahay nabada iyo isdhax galka bulshada iyagoona balan
qaaday in ay hormuud u noqan doonaan sidii loo soo afjari lahaa
colaada kusoo laa laabatay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug ,
sidoo kalana laga wada shaqeyn doono sidii dib loogu furi lahaa
wadooyinka wali xiran tan iyo dabayaaqadii sanadkii tagay ee 2016
markii dagaalku uu ka qarxay xaafada garsoor ee  galbeedka magaalada
galkacyo.
Sidoo kale waxaa iyaguna ka hadlay munaasabada gudoomiyayaasha ururada
haweenka gobalka mudug ee Puntland iyo Galmudug Xaawo C/laahi iyo
maymuun Cali nuur Geyfane kuwaasi oo ka dhawaajiyay in haweenka
gaobalka mudug ay diyaar u yihiin in ay u istaagaan bad baadinta
ubadkooda.
Munaasabadaan oo intii ay socatay ay qudbado kala duwan oo dhanka
nabadaa kasoo jeediyeen qaar ka mida ka qeyb galayaashii xaflada lagu
maamusayay maalinta haweenka aduunka ayaa ugu danbey waxaa munaasabada
soo xiray gudoomiye ku xigeenka Arimaha maamulka iyo maaliyada Gobalka
Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar isagoona ku booriyay
bulshadsa galkacyo in ay uwada istaagaan ka shaqeynta nabada gobalka.

Munaasabadaan oo aheyd tii ugu horeysay oo ceynkeeda oo kala ah oo
lagu qabto magaalada Gaalkacyo ayaa intii ay socatay waxaa ammaanka
goobta ay ka dhaceysay si weyn u adkeeyay Ciidamada Nabad sugida
Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ee ka howl gala Magaalada Galkacyo ee
Xarunta Gobalka Mudug.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay safiirka Jermalka ee Soomaalya iyo Kenya.

Next Post

Ra’iisal Wasaaraha oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta 8-da Maarso “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisal Wasaaraha oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta 8-da Maarso “SAWIRRO”

Ra’iisal Wasaaraha oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta 8-da Maarso "SAWIRRO"

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In