Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbarkan oo soconaya muddo 3 maalmood isla markaana lagu baranaya Horumarinta Nabadda iyo isgaxgalka bulshada ayaa waxaa Degmada Hiliwaa loogu qabtay Boqol dhallinyaro oo ka kala yimid Lixda Waax ay ka kooban tahay Degmada Hiliwaa Waxaana Tababbarkaasi furay Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada ee Maamulka Gobalka Banaadir,

Furitaanka tababbarkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka  Degmada Hiliwaa, Ururka dhallinyarada Gobalka Banaadir iyo Masuuliyin kale,

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026

Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Gobalka Banaadir Cabdikaafi Maxamud Makaraan oo goobta ka hadlay waxa uu sheegay in dhallinyarada ay aas aas u yihiin Nabadda iyo Dowladnimada.

“Sidaan wada og nahay dhallinyarada waa xoogga ugu weyn ee Dalka, waxaana uu aas aas u yahay horumarka iyo xasiloonida waxaana la idinka baahan yahay inaad kaalin ka qaadataan hormarka deegaankiina”ayuu yiri Makaraan.

Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir Cabdixakiin Cumar Cabdulle  ayaa sheegay in bulshada reer Hiliwaa ay diyaar u yihiin Horumarka degmadooda.

Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa ayaa yiri “Runti waxaan aad ugu faraxsa nahay inaan arko dhallinyarada reer Hiliwaa oo fanaanada cad wato, una diyaar ah horumarka degmadooda, degmada muddo kooban ayaan jooga hasa ahaate waxaan u imid bulsha u diyaar ah iney la shaqeeyan maamulkooda kana qeyb qaatan wax kaste oo lagu horumarinayo Degmada Hiliwaa”

Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada ee Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Imaan Nuur Iikar oo tababbarka furay waxa uu kula dardaarmay dhallinyarada iney ka faa’ideystaan aqoontooda iyo xoogoda, ayna ugu adeegaan bulshadooda.

Previous Post

Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Meel Mariyey Qaraar Ku Aadan Gurmadka Abaaraha Dalka

Next Post
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Meel Mariyey Qaraar Ku Aadan Gurmadka Abaaraha Dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In