Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxo hubeysan oo dilay Xoghayihii degmada Wadajir iyo labo askari oo la socotay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo hubeysan ayaa weerar gaadmo ah ku dilay Xoghayihii degmada Wadajir iyo labo ka tirsan ilaaladii la socotay.

Weerarka waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Guddoomiyaha Waaxda Jeneraal Daa’uud ee degmada Wadajir, kaasi oo lagu dabiibayo mid ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Muqdisho.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha siyaasadda iyo amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Yabooh ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geerida Xoghayaha degmada Marxuum Cabdiraxmaan Sheekh Axmed iyo labo ka tirsan ilaaladiisa, waxaana isla goobta ku dhaawacmay Guddoomiyihii Waaxda Jeneraal Daa’uud ee degmada.

Ciidamada amniga ayaa iminka ku guda jira baadi goob ku aadan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen dadkii ka dambeeyay falka dilka ah.

Previous Post

Roob lagu qabowsaday oo xalay ka da’ay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad dhaqaale loogu aruurinayay dadka ay abaartu saameysay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad dhaqaale loogu aruurinayay dadka ay abaartu saameysay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad dhaqaale loogu aruurinayay dadka ay abaartu saameysay "SAWIRRO"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In