Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay isbitaalka Baardheer-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay isbitaalka Baardheer-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda dawladda federaalka oo hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan iyo mas’uuliyiin ka socota safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Mas’uuliyiinta ayaa markii ay halkaas gaareen waxaa ay booqdeen xeryaha ay ku nool yihiin dadka ka soo barabaxay abaaraha ka jira gobolka iyo deegaanada ku dhow dhow, ayagoo sidoo kale kulan la yeeshey maamulka degmada oo ka wareystay xaaladda degmada iyo sida ay abaarta u saameysay dadka ku dhaqan deegaanada hoos yimaada degmadaas.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Xubnaha wefdiga ay u kuurgaleen xaaladda dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ee lagu daweynaayo isbitaalka degmada Baardheer, waxayna maamulka isbitaalka ku wareejiyeen deeq dawo ah oo dhan hal tone iyo sadex boqol taas oo ay ku tabaruceen dad muxsiniin Turki ah.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo Beledweyne kula kulmay bahda waxbarashada-Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo booqday bukaano ay kamid yihiin fanaaniin caan ah-Sawirro

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo booqday bukaano ay kamid yihiin fanaaniin caan ah-Sawirro

Ra’iisul wasaaraha oo booqday bukaano ay kamid yihiin fanaaniin caan ah-Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In