Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas Ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Dalka Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qoysas Ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Dalka Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoysaskani oo ku kala nool Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Deegaanka Garas Baaley  ayaa la gaarsiiyay deeq isugu jirta Bur, Bariis, Sokor, Timir,  Caano iyo Digir taas oo ay ka faa’iideen ku dhawaad kun qoys oo ka mid ahaa dadkii ay saameysay Abaarta dalka kajirta.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa deeqdaan  raashinka ah gaarsiiyay qoysaskani,iyadoo goobta ay ku sugnaayeen maamulka Degmada kaxda ee Gobolka banaadir.

Related posts

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Qar ka mid ah dadka deeqda ka faa’iideystay ayaa u mahad celiyay intii ka dambeysay in gurmadkaan la soo gaarsiiyo.

Guddoomiyaha maamulka Degmada kaxda  ee Gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi ayaa sheegay in Tiro badan oo ka mid ah dadka ka soo hayaamay abaaraha ka jira dalka ay ku sugan yihiin degmada kuwaas oo u baahan gurmad joogto ah.

Previous Post

Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho

Next Post

Olole loogu Gurmanayo Dadka ay Abaartu ku saameysay Gudaha dalka oo Ka socda Norway

Next Post
Olole loogu Gurmanayo Dadka ay Abaartu ku saameysay Gudaha dalka oo Ka socda Norway

Olole loogu Gurmanayo Dadka ay Abaartu ku saameysay Gudaha dalka oo Ka socda Norway

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In