Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu Sagootiyay Safiirrada Midowga Afrika oo ka dhacday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootiyay Safiiro ka socday Midowga Afrika oo u joogay magaalada Muqdisho qiimeynta ammniga Dalka.

Safiirradaan oo maal mihii dambe ku sugnaa Magaalada Muqdisho si ay qiimeyn ballaaran ugu sameeyaan Horumarka dalka ka jira ayaa waxa ay  ka dhacday xarunta tababarka ciidanka Boliiska  ee Janaraal kaahiye iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay wasiirka koowaad ee dalka, siihaya wasiirka Amniga taliyaha Ciidanka Boliiska iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026

Taliyaha Ciidanka Boliiska Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa sheegay in Nabadda ka Jirta dalka ay sababtay wada shaqeynta ka dhexeysa Dowladda iyo Shacabka iyo Dowladaha Soomaaliya ugu deeqay Ciidamada si amniga dalka ay kala shaqeyaan Ciidamada Qaranka.

Qaar ka mid ah Safiirradii  ka socday Midowga Afrika ee maal mahaan ku sugnaa  magaalada Muqdisho  ayaa Caddeeyay in Dadka Soomaaliyeed ay heegan ugu jiraan ka shaqeynta Amniga dalka Horumarro bandan oo dhanka Adeegyada Bulshada laga sameynayana  ay ka socdaan  Caasimadda.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu dambeyn sheegay in Madaxda Qaranka ay diyaar u yihiin soo celintii karaamada Umadda Soomaaliyeed wax kasta  oo horay u dhacayna ay ku badali doonaan Dhanka wanaagga.

Previous Post

Munaasabad lagu taageerayay Wasiirada Magacaaban ee Arrimaha Dibadda iyo Warfaafinta oo Khartoum ka dhacday” SAWIRO”

Next Post

Qoysas Ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Dalka Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay

Next Post
Qoysas Ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Dalka Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay

Qoysas Ka soo Barakacay Abaaraha ka jira Dalka Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

September 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

September 6, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In