Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha Beeraha ee Hirshabeelle oo ka hadlay socdaalka Madaxweynaha Maamulkaasi “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha Beeraha ee Hirshabeelle oo ka hadlay socdaalka Madaxweynaha Maamulkaasi “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowladda Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Beledweyne ayaa dadaal ugu jira sidii uu kulamo gaar gaar ah ula qaadan lahaa qeybaha bulshada ee gobolka, si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska iyo horumarka deegaannada maamulka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026

Wasiiru dowlaha Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad goboleedka Hirshabeelle Sayid Xasan Cali oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynaha Hirshabeelle uu maanta xariga ka jaray Waddo muhiim u ah isu socodka dadweynaha iyo Gaadiidka ee gudaha magaalada Beledweyne .

Wasiiru dowluhu waxa uu xusay in socdaalka Madaxweynaha Hirshabeelle uu yahay sidii uu xog wareysi ula yeelan lahaa qeybaha bulshada, isla markaana looga wada shaqeyn lahaa horumarka gobolka.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/03/Wasiiru-dowlaha-Beeraha-iyo-Waraabka-ee-Dowlad-goboleedka-Hirshabeelle-Sayid-Xasan-Cali-.mp3
Previous Post

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta 5-3-2017

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In