Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Federaalka oo xaqiijisey in Heshiiskii Diyaaradaha tooska u aadaya Nairobi uu sidiisii yahay oo aan waxba iska bedelin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 05 April 2017 – Shalay oo ay taariikhdu aheyd 4ta April 2017 waxaa dhacday in labo diyaaradood oo u socday Nairobi ay sii mareen Wajeer, halka labo kalena ay si toos ah u aadeen Nairobi.

Dowladda Federaalka oo baaris sameysey ayaa waxaa lagu ogaaday in sababta labada diyaarad loo marsiiyey Wajeer ay aheyd cilad farsamo ee la xiriirta xiriirka Saadaasha Hawada iyo ruqsada duulimaadka oo haba yaraatee aysan wax lug ah ku laheyn heshiisyadii Soomaaliya iyo Kenya dhex maray ee ku aadanaa in diyaaradahu ay si toos ah u aadayaan Nairobi.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Dowladda Federaalka waxaa ka go’an oo ay marwalba diyaar u tahay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu bandhigi lahaa xaqiiqada ku hareereysan dhacdadii shalay oo ay labada diyaaradood ku mareen Wajeer. Dowladdu waxey xooga saari doontaa in shirkadaha diyaaradaha ay hubiyaan ka hor inta aysan ka duulin gegida diyaaradaha Muqdisho inay heystaan fasixii iyo dokumentigii aasaaska u ahaa duulimaadkooda, si aysan shacabka Soomaaliyeed ee rakaabka ah aysan ula kulmin daahis iyo culeys.

Dhamaad

Wasaarada Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha
[email protected]

Previous Post

Shirkii Madaxda Maxkamaddaha Afrika oo Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyey.

Next Post

Deg-Deg: Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.

Next Post
Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay  Maqaayadda

Deg-Deg: Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In