Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Qeybaha Xabsiga dhexe uu ka kooban yahay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Qeybaha Xabsiga Dhexe uu ka kooban yahay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada Maxaabiista ee Xabsiga.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Taliyaha oo ay wehliyeen Taliye ku xiggeenka Labaad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cilmi waasuge Colow iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta ayaa soo indha-indheeyey sida Warshadda Farsamada Tababarka Maxaabiista ee Xabsiga dhexe ee Xamar ay u shaqeyso, isagoo Taliyaha boggaadiyey Maxaabiista Warshadaasi ka shaqeysa, kulana dardaarmay in ay ka faa’iideystaan Fursadda qaaliga ah ee ay heystaan, sidoo kalana Gen Xuseen ayaa tagay Warshada Bulukeetiga soo saarta  ee Xabsiga dhexe ee Xamar, xilligaasi oo Warshadda Shaqaalaheeda oo Maxaabiis ah ay ku hoolanaayeen soo saarka Bulukeeti Taliska laga soo dalbaday.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan, ayaa sidoo kale qeybaha Xabsiga dhexe uu ka kooban yahay soo maray, waxaana uu u sheegay Taliska Xabsiga dhexe in la dar dar galiyo Shaqada socota,oo halkii ay mareysay laga jaan qaado  islamarkaana uu yimid isla xisaabtan dhab ah, dib u dhac yarna aan la oggolaan doonin.

—DHAMMAAD—

Previous Post

Soo dhoweynta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo ka socota Garoonka Aadan Cadde.

Next Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo markale Olole Nadaafadeed ka bilaabay mid ka mid ah waaxyaha degmada “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Heliwaa oo markale Olole Nadaafadeed ka bilaabay mid ka mid ah waaxyaha degmada “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Heliwaa oo markale Olole Nadaafadeed ka bilaabay mid ka mid ah waaxyaha degmada "SAWIRRO"

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In