Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu sunna oo la soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
In la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu sunna oo la soo dhaweeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo shacabka Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay in la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu Sunna, kuawasi oo bogaadiyay dadaallada dowladda Federaalka ee ku aadan labada dhinac iyo in Maamulka Ahlu sunna laga qeyb geliyo dowlad goboleedka Galmudug.

Xildhibaan Maxamed C/qaadir Xaashi (Dholo Dholo) iyo Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil ayaa  ugu horeyn ka  hadlay dareenkooda ku aadan dadaallada dowladdu ay garwadeenka ka tahay ee lagu dhameenayo waxyaabaha ay ku kala aragti duwan yihiin Galmudug iyo Ahlu sunna, waxaana Xildhibaanadu ay ku tilmaameen haddii uu  mirio dhalo ay faa”iido weyn ugu jirto shacabka ku nool deegaanada hoostaga Dowlad Gobaleedka Galmudug, iyagoo dhanka kalana qiray in rajo fiican laga qabo dhameynta wax kasta oo ay ku kala aragti duwan yihiin Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Sidoo kala qaar ka mida Culimaa’udiinka iyo dhallinyarada magaalada Gaalkacyo oo aan la dhax qaaday maanta makaroofanka Warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale soo dhaweeyay qorshaha dowladda Federaalka ee ku aadan sidii loo dhameyn lahaa kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu sunnah.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa todabaadyadii u danbeeyay waday qorshayaal la doonayo in kulamo looga wada hadlayo dhameynta kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu Sunna ay ka furmaan magaalada muqdisho ee Caasimada dalka, kuwaasi oo noqan doona kuwo lagu gorfeeynayo xal ka gaarista arrimaha ka dhax taagan Galmudug iyo Ahlu sunna

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka 14 April 2017

Next Post

Abaarta ka jirta deegaanada Gobolka Mudug oo laga hadlay

Next Post
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho

Abaarta ka jirta deegaanada Gobolka Mudug oo laga hadlay

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In