Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaarta ka jirta deegaanada Gobolka Mudug oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo uu soo  agaasimay Maamulka Degmada Gaalkqcyo, loogana hadlayay  baxaada abaarta  ka jirata Gobolka Mudug  ayaa maanta  lagu qabtay magaalada Gaalkacyo,  waxaana kasoo qayb galay Wasiiro, Xildhibaanno, Waxgarad Culimaa’udiin  iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo .

Kulanka oo ujeedkiisu ahaa Warbixin laga siinayay xubnaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Galmudug abaarta sameeynta xoogan u geeysatay Qoysaska Xoola Dhaqatada ee ku nool Gobolka Mudug  iyo sida gar gaar ugu baahanyihiin reer Miyiga  ku xoola waayay  abaarta .

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yusuf Barre ayaa mas’uuliyiinta u sharxay abaarta ka jirta qaar ka mid ah deegaannada gobolka oo uu tilmamay inay u baahanyihiin kaalmo deg deg ah.

Xildhibaano Maxamed Calool Geel  iyo Waxgarad  Culimaa’udiinkii Kulanka  ka soo qayb galay  ayaa dhankooda ka hadlay  baxaadda abaarta bulshada ku hayso    kuna baaqay   in gurmad dhinacyo badan lala gaaro.

Wasiirka Dakadaha dowlad goboleedka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal   oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii  kulanka loogu sharxayay saameeynta abaarta iyo  sida gurmadka loo gaarsiin karo qoysaska tabaaleysan ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan shacabka Gobolka Mudug oo ay saameysay abaarta ka jirta dalka.

 

Previous Post

In la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu sunna oo la soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post

Kulan dhaqaale loogu aruurinayay dadka abaartu saameysay oo lagu qabtay Finland

Next Post
Arday Soomaaliyeed oo Shahaadooyin lagu Guddoonsiiyay dalka finland

Kulan dhaqaale loogu aruurinayay dadka abaartu saameysay oo lagu qabtay Finland

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In