Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askari saakay lagu fuliyay xukun dil ah

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo sawirrada: Raggii ka dambeeyay dilkii Hindiyo Xaaji oo saaka la toogtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukunkan dilka ah ayaa saaka maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ku fulisay, Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir ah isla markaana ka tirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya kaas oo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ku diley nin la oran jirey Maxamed Cali Cabdalla 05-01-2016.

Xeer ilaalinta maxkamdda ciidanka qalabka sida Soomaaliya ayaa sheegtay in askarigan xafiiskoodu uu ku soo oogay dambiga ah in uu dil ula kac ah u geystay qof shacab ah, waxayna maxkamdda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ay ku xukuntay in uu bixiyo diyada ninka la diley.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026

Hase ahaatee, waxaa xukunkaasi racfaan ka qaatay gacan ku dhiigle Axmed Cabdi Maadey, iyadoo dhageysiga dacwadiisa ay u fadhiisatay maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya taas oo markii ay ku qanacday cadeymihii ay soo bandhigeen xeer ilaalinta ay ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Maxamed Cali Cabdalla allah u naxariistee.

 

 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqisho

Next Post

UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo adkeynta amniga ah

Next Post
UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo adkeynta amniga ah

UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo adkeynta amniga ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In