Madaxda Qaranka ayaa Tacsi u diray dhammaan Qoyska iyo Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Wasiirka, waxaana uu Alle kaga Baryeen inuu Janada Fardowso ka Waraabiyo Marxuumka.
Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...












