Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tuulooyin hoostaga degmada Wanlaweyn oo deeq raashin ah la gaarsiiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Tuulooyin hoostaga degmada Wanlaweyn oo deeq raashin ah la gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Goobta Raashinka lagu qeybinayay waxaa ku sugnaa Guddoomiyha Gobolka Shabeellaha Hoose  iyo Ku xigeenadiisa amniga iyo Maaliyadda, Maamulka degmada iyo saraakisha Cidanka, waxaana  Deeqda Raashinka oo Ka Koobned Bur baris Sokor Caano iyo Dawo Loo qeybiyay  400 (afar boqol) oo qoys  danyar ah oo kunool Deeganka Sharee oo Hoostaga Degmada Wanlaweyn.

Dadka Raashinka loo qeybiyay ayaa ka mahadceliyay Deqda ay soo gaarsiyen Guddiga Gurmad Qaran ee abaraha Iyo maamulka gobolka sh.hose

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Agaasimaha Waaxda smafalka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mukhtar ayaa shegay in deeqdan ay ka timid Guddiga Qaran ee abaraha.

Guddoomiyaha Degmada Wanlweyn Maxamed Siidow ayaa sheegay in deeqda la gaarsiyay dadkii Loogu talaglay

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa shegay In qeybinta rashinka ay diirada saari doonaan tuuloyinka, Madama Degmoyinka horay loo gaarsiyay

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Sidoo Kale kormeer ku sameyay Waddada xiririsa Afgooye iyo Wanlaweyn waxa uuna sheegay In weli waddadaas ay yaalan Isbaaroyin lacago looga qaado Gaadiidka.

Maxamed Cali Cumar (Jubba)

Previous Post

Maxakamadda Ciidamada oo xukun dil ah fulisay dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay dardargelinta fulinta qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugsiyada sare iyo arrimo kale

Next Post
Saxitaan Go’aanadii Golaha Wasiirada ee 11ka May 2017

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay dardargelinta fulinta qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugsiyada sare iyo arrimo kale

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In