Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waxaan fureynaa sanduuq lacago qaaraan ah loogu aruurinayo ciidamada qalabka sida”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waxaan fureynaa sanduuq lacago qaaraan ah loogu aruurinayo ciidamada qalabka sida”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo goob fagaaro ah kula hadlayay shacabka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay inay furayaan sanduuq cusub oo lacago qaaran ah loogu aruurinayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kaasi oo uu sheegay inay wax badan ka tareyso xagga bixinta mushaarka ciidanka,

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday shacabka inay ka qeyb qaataan bixinta qaaraanka lacag arruurinta ee loogu talagalay bixinta mushaarka ciidanka, maadaama ay ciidamadu diyaar u yihiin inay dalkooda difaacaan.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in haddii dowladdu ay rabto dhismaha ciidanka ay noqdaan kuwa ay bixiyaan mushaarkooda oo aan cidkale lagu haleynin.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa tilamamay in shacabka looga baahanyahy inay ku shaqeeyan nidaamka iskaa wax u qabso oo ay ka qeyb qaataan horumarka dalkooda.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa bulshada Soomaaliyeed ku booriyay inay ka qeyb qaataan sidii shacabka la isugu keeni lahaa, waxaana uu intaa ku daray in dhibka looga bixi karo inay bulshada isu imaato.

Previous Post

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay ninkii dilay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Sh/Dhexe

Next Post

Olole Nadaafadeed oo ay hor kacayaan Madaxda Qaranka oo ka bilowday Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Olole Nadaafadeed oo ay hor kacayaan Madaxda Qaranka oo ka bilowday Muqdisho “SAWIRRO”

Olole Nadaafadeed oo ay hor kacayaan Madaxda Qaranka oo ka bilowday Muqdisho "SAWIRRO"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In