Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo tababar Cadaado uga furay hawlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo tababar Cadaado uga furay hawlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo soco doona mudo labo isbuuca waxaa ka faa’iideysaanaya qaar ka mida howladeedaha hey’adaha garsoorka Galmuudg, waxana Wasaaradda Cadaaladda Galmuudg ka caawinaya Hey’ada SOSDA .

25 ruux oo  ka kala yimid degmooyinka Galmuudg isla markaana isgu jiro Garsoorayaal, Xeer Ilaaliyaal iyo qaar ka mida saraakiisha saldhigyada ee denbiyada baara ayaa waxaa maanta u furay tababarka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiir Ku-xigeenka CalaaDda Galmuudg  iyo mas’uuliin kale.

Related posts

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026

Tababarka oo ay bixi doonaan xeeldheerayaal dhanka sharciga ah ayaa waxaa lagu bari doonaa ka qeyb gala yaasha cashiro la xiriira xoojinta Hey’adaha Garsoorka iyo inay bulshada u cadaalad falaan.

Xiriiriyaha mashaariicda Hey’adda SOSDA Cumar Maxamuud Rooble ayaa sheegay in tababarkani uusan ahyen kii ugu horeeyay oo ay u qabtaan  Hey’adaha Gasroorka Galmuudg, isagoo sidoo kale tilmaamay inay sii wadi doonaan balse loo baahanyahay in ka qeyb galayaashu ka faaii’deystaan mudadda uu tababarka socdo.

Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Galmuudg Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku dadaaleyso tayenta garsoorka Galmudug, Waxa uuna tilmaamay in howlwadeenada hey’adda cadaaladda Galmudug horay loogu qabtay tababaro badan si sare loogu qaado aqoontooda.

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa goobta ka sheegay in ka maamul ahaan ay xoogga saarayaan tayenta hey’adaha cadaaladda Galmuudg iyo hagaajinta arrimaha dastuurka.

       

Daahir Faarax

Previous Post

Shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha oo Muqdisho ka furmey-Sawirro

Next Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Heliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Heliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah "SAWIRRO"

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In