Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha dib usoo celinta bilicda Degmada Heliwaa oo si habsami leh u socoto “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ololaha dib usoo celinta bilicda Degmada Heliwaa oo si habsami leh u socoto “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Heliwaa oo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada ayaa waxa ay wadaan ololo dib u dayactir loogu sameynayo wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha ku dhaqan Degmada Heliwaa.

Guddoomiyah Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer ku tegay Waaxda Waxar-Cadde ee degmada ayaa bogaadiyay ololaha dib loogu soo celiyo bilicdi ay lahaayeen waddooyinka muhiim ah ee degmada, isagoo shacabka ugu baaqay inay isku tashadaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan horumarka degmadooda.

Related posts

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026

“Waxaan halkan u imid inaan u kuurgalo sida ay u socdaan ololaha dib loogu habeynayo Waddooyinka xaafadaha ee Degmada, waxaana idinku bogaadinayaa inaad sii labo jibaartaan howlaha la idin idmaday, waxaana abaal marin la siin doonaa Waaxdii ku guuleysata dib u soo celinta bilicdii ay Degmadu lahayd” ayuu yiri Guddoomiye Cabdixakiin.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnaha maamulka Gobolka Sh/Dhexe

Next Post

Madaxweynaha oo ku baaqay in fursado la siiyo Qaxootiga Soomaalida “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo ku baaqay in fursado la siiyo Qaxootiga Soomaalida “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo ku baaqay in fursado la siiyo Qaxootiga Soomaalida "SAWIRRO"

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In