Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Xuriyadda 26 June oo Goor dhaw ka bilaabaneyso Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Xuriyadda 26 June oo Goor dhaw ka bilaabaneyso Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayo Maalinta Xuriyadda  26 June ayaa  lagu wadaa in ay caawa ka dhacdo Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta XFS ahne Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Munaasabada 26 june oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qabanqaabada munaasabada ay mareyso meel wanaagsan isagoo xusay in ay wax yar kadib   si toos ah uga bilaawan doonto Aqalka Dowladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Mudane Yariisow ayaa sheegay in Munaasabada ay kasoo qeyb geli doonaan Madaxda Sare ee Qaranka , Wasiiro , Xildhibaano , Masuuliyiin kale iyo Shacab badan.

Munaasabadan ayaa waxaa si toos ah ugala socon doontaan qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Sida Radio Muqdisho , Tvga Qaranka iyo Websites-ka Warbaahinta Qaranka.

Previous Post

Daawo Sawiradda Madaxda Qaranka oo Salaada Ciida kula tukaday Shacab Farabadan Masjidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho.

Next Post

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Qaranka oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Qaranka oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Qaranka oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In